Xamse Barre oo si adag uga hadlay Dilalka Shacabka loo geesanayo Amarna soo saaray (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa furay Shir Sanadeedka 5aad ee Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed oo lagu soo bandhigay wixii u qabsoomay iyo waajibaadka horyaalla. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in Caddaaladdu ay tahay unug isku xiran oo ay lagama maarmaan tahay in hal mar ah la isla saxo, isla markaana aan waxba … Continue reading Xamse Barre oo si adag uga hadlay Dilalka Shacabka loo geesanayo Amarna soo saaray (Sawirro)